Tababar Lagu Baranayo Sida loogu Hortagayo Xad-gudubyada Jinsiga iyo Ciribtirka Gudniinka Fircooniga Oo Baydhabo Lagu Qabtay.

0
255

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Towbarkaan Loogu Tala galay in Bulshada Lagu Baraarujiyo Laguna Wacyi gilinayo sidii loogu hortagi Lahaa Xadgudubyada Ka dhanka ah Jinsiga iyo Ka hortaga Gudniinka Fircooniga Kaasi ay soo qaban qaabisay Wasaarada Caafimaadka KG.

Waxaana Kulanka Wacyigelinta Sedexda Cisho Soconayo Goobjoog ahaa Ururka Bay Women Oo ah Ururada Haweenka u dhaqdhaqaaqa Xuquuqda Carruurta Iyo Dumarka Nugul.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here