Tababar lagu Baranayo ka hortaga Dembiyada Oo loo qabtay Bahda Cadaalada.

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababrkaan oo socon doono laba maalimood ayaa waxaa dahfuray Wasiirka Wasaarada cadalada iyo Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya waxana loo qabatay Bahda Cadalada iyo Hay’adaha la shaqeyaa Wasaarada, waxaana lagu Baran doona ka hortgaa isbadelada Dambiyada iyo Wadashaqeynta Lamaha Cadalada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here