Tababar Lagu Baranayo Doorka Haweenka Ee Hogaaminta Oo Baydhabo Lagu Qabtay

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan waxaa ka qeyb galaya Haweenka U dooda Xuquuqda Aadanaha mudada uu socdo waxaa diirada lagu saari doonaa hoggaanka Haweenka Afrika iyo sida ay iskugu filnaan karaan.

Asmo Mahamed Isack agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed ayaa ka hadashay muhiimada uu leeyahay Tababarkan waxayna haweenka ku boorisay inay ku dadalaan inay ka shaqeeyaan Midnimada iyo wadajirka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here