Tababar Lagu Baranayey Keydinta Xogta Oo Magaalada Baydhabo Lagu Soo Gaba-gabeeyey.

0
223

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar ku saabsanaa isku xirka ururada bulshada iyo kuwa dowladda u shaqeeya oo mudo shan maalin ah socday ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Baydhabo.

Tabaraka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda warfaafinta koonfur galbeed, wuxuuna ahaa mid si aad ah muhiim ugu ahaa dadkii ka qeyb galay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here