Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed, Haweenka, dhalinyarada dhigata Jaamacadaha, Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Baay. Agaasimaha Faydhowrka Degmada Baydhabo iyo Masuuliyiin kale.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera