Baydhabo(Radio Arlaadi)-Â Tababarkan oo socday muddo labo maalmood ah oo ku saabsan Xuquuqda Aadanaha iyo Nidaamka Doorashooyinka ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo ay ka qaybgaleen Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Baydhabo.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar