Tababar Lagu baranaayey Suuq-geynta Casriga Oo loo qabtey Ardayda Jaamcaada Kaamil Magaalada Baydhabo

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacada Kaamil University Ayaa Magaalada Baydhaabo Ku Qabatay Tababar aqoon kororsi ah oo ku aadan dhanka Digital marketing-ka kaa oo loo qabtay Qaar kamid ah Ardayda wax ka barato jaamcaada si ay qeyb uga noqdaan Bulshada ka dukaameysata suuqa internet-ka

Inta uu socday barnaamijkan Aqoon korosiga waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaaha Ardayda Jaamacaada kaamil Macalimiin iyo Ardey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here