Tababar Lagu Baranaayey Sida Loo Tabiyo Wararka Arimaha Dhalinyarada Oo Baydhabo Lagu Qabtey.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wariyaasha Hogaanka dhalinyarada iyo dhalinyarada qeybaheeda kala duwan kaasi oo lagu barayay sida loo tabinayo wararka dhalinyarada iyo doorka ay ku leeyihiin Nabadda.

Xogyaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee Fesoj Faarax Nuur oo uu soo qaban qaabiyay Tababarkan ayaa si kooban uga hadley u jeedka laga leeyahay in la isku keeno Wariyaasha iyo Dhalinyarada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here