Tababar lagu Baranaayay Qiimaynta iyo Kormeerka Mashaaricda Oo Lagu soo gaba gabeeyay Baydhabo.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Aqoon kororsigan oo mudo laba beri ah u socday Qaar ka mid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed kaasi oo labadii maalimood ee la soo dhaafay ugu socday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa waxaa soo xiray Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here