Tababar Lagu baranaayey Nabad kuwada Noolaashiyaha Bulshada Oo Jowhar Lagu soo gebagabeeyey.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socday 5 maalmood ayaa loo qabtay ururada Bulshada iyo xubno ka socday xafiisyada wasaradaha Dowlad Goboleedka hirshabeele ,wuxuuna ku saabsanaa nabadda kuwada noolaashiyaha bulshada ayaa lagu soo gebagabeeyey Magaalada Jowhar Xarunta KM-gaarka Maamulka, Wasarada Dib u heshisiinta iyo Nabadeenta ayaa soo qaban qaabisay Tababarkaan waxaana ka soo geyb galayaasha si wadajir ah uga hadleen muhiimada Nabadda.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here