Tababar Lagu Baranaayey Isdhexgalka Bulshada iyo Xasiloonida Oo Lagu soo Gabagebeeyey Marka

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tabarkaan ayaa la siiyey Xubno ka socday Guddiga Xasilinta Degmada Marko Gobolka Shabbelada Hoose, waxana lagu baranayay Is dhexgalka Bulshada muhiimada ay leedahay iyo Xasiloonida iyo Horumarka Maagaalada,Tababarkaan ayaa so qaban qaabiyey Mamulka Degmada Marko halka ay ka caawinaysan Hay’adda Shaqadoonka Qeybteyda Gobolka.

Maxamed Cali oo ah Wakiilka Hay’adda Shaqadoon oo goobta ka hadlay ayaa ka warbixiyay Shaqooyinka Ay sameyeen iyo ujeeka Tababrkaan.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here