Tababar Lagu Baranaayey Arrimaha Cadaalada iyo is dhaxgalka Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Dowlada KG ayaa Magaalada Baydhabo Ku soo Xiray Tababar Dhowr Maalmood Socday oo Ku saabsanaaa Isdhexgalka Cadaalada iyo sidii heli lahaa Cadaalada Dhabta ah.

Xiritaanka Tababarkan Waxaa Kasoo Qeyb Galay Odayaal, Haween, Gudoomiyayaasha Haweenka Gobolka iyo Degmada, Gudoomiyaha Degmada Xudur iyo Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimha Garsoorka Dowlada KG Hasan abdukadir Mohamed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here