Tababar lagu Baranaayeey Tabinta Xuquuqul insaanka Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Baydhabo.

0
411

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan Soconaayey seddex maalmood waxaa ka faa’iideysteen ku dhawaad 35 Weriye ka tirsan Warbaahinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa uuna ku saabsanaa Sida loo Tabiyo wararka Xuquqda Aadanaha Waxaana soo qaban qaabisay Tababarkaan Ciidamada AMISOM.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here