Tababar lagu Baranaayay ka hortaga Askareynta Carruurta Oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
286

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan Ay Soo Qaban qaabisay Wasaarada Haweenka Iyo Xuquul Insaanka KG Ayaa Muhiimadiisa Ahayd Yarenta iyo Joojinta Askareynta Caruurta Iyo Sidii Loo Sii Lahaa Daryeel Nololeed ay Dalkooda Ku Leeyihiin.

Waxaa Kulanka Goobjoog ahaa Wasiirka Haweenka KG Lataliayaha Madaxwenaha KG Dhanka Haweenka Saraakiil Kala Duwan oo Ka kala Socotay Qeybaha Ciidamada Booliska iyo Meleteriga Oo Towbarkaas Loogu Talagalay inay Ilaaliyaan Askareynta Carruurta.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here