Tababar Lagu Baranaayay Badqabka Xogta Wariyaha Oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan oo lagu baranaayay muhiimada ay leedahay ilaalinta xogta Wariyaha oo ay soo qaban qaabisey ururka wimi-som ayaa magaalada Baydhabo loogu qabtay gabdhaha wariyaasha ah ee ka howlgala Warbaahinada Magaalada Baydhabo, tababarkaan ayaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah Gabdhah wariyaasha ee Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here