Tababar Lagu Baranaayay Badqabka Wariyaha Iyo Tabinta Doorashooyinka Oo Magaalada Baydhabo Lagu Soo Gabagabeeyay

0
251

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ayaa Mudo Afar Maalin ah qaar ka mid ah wariyaasha waxaa uga socodey Tababar Lagu baranayay Badqabka Wariyaha iyo Tabinta Dooroshooyinka,Waxaana bixinayay Hey’adda IMS Iyo SOMA.

Tababarka ayaa Waxaa Ka Faa’iideysanayay In ka badan Labaatan Wariye Ee Ka Howlgala Deegnada KG kaasi oo maanta la soo gabagabeeyay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here