Tababar Kusaabsan Doorka Gabdhaha Maamulka Hay’adaha Warbaahinta Oo Baydhabo Ka Furmey

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Ali Yuusuf oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Aadam Abdullaahi Isack ayaa Maanta Baydhabo Ku Daahfuray Tababar Ku saabsan Doorka Gabdhaha Ee Maamulka Hay’adaha Warbaahinta Dowlada Koonfur Galbeed.

Furitaanka Waxaa Ka soo Qeybgalay Agaasimayaal Ka Socday Wasaarada Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha DFS oo iyagu Bixinayay Tababarka.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here