Tababar ku saabsanaa Horumarinta adeegyada bulshada Oo Baydhabo Lagu soo Gabangabeeyay.

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan oo ku saabsanaa horumarinta u adeegida bulushada ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhabo, waxaana tababarkaan iska kaashadeen Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka koonfur galbeed soomaliya iyo Jamacada koonfurta soomaliya.

Xiritaanka Tababarka ayaa waxa goob joog ka ahaayeen Xildhibaano,Wasiiro,Aqoonyahano iyo Ardeyda wax ka barata jaamacadaha ku yaala Magalada Baydhabo iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here