Tababar Ku saabsan Xuquuqul Insaanka Oo loo qabtey Gudiyada Baarlamanka KGS

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Haweenka Qoyska iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha e Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo Tababar Ugu Qabatey Gudiyada Baarlamanka Koonfur Galbeed U qaabilsan Xaquuqul Insaanka kaasi oo kor looga qaado Xuquuqda Aadanaha.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here