Tababar Ku Saabsan Xuquuda Carruurta Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socdey Mudo laba maalin ah waxaana lagu baranaayey sidii Bulshada loo bari lahaa sida loo ilaalin karo Xuquuqda Carruurta maadama Carruurta ay ka mid yihiin Biramageetada oo ay tahay in xuquuqdooda la dhowro.

Tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Hey’adda Horumarinta Xuquuqul insaanka ee Kalkaal iyadoo garab ka heyleysa Hey’addaha Gredo iyo Seve the Childareen.

Warkung Waliba nig haayte Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here