Tababar ku saabsan Xuquuqul Aadanaha oo loo qabtey Haweenka ku jira Booliska KGS Oo Baydhabo lagu soo Gaba-Gabeeyey

0
184

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar socday Seddaxdiii Maalmood ee la soo dhaafay oo ku saabsanaa Xaquuqul Aadanaha ayaa loo qabtey Haweenka ku jira Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana si gaar ah loogu baraayay waxyaabaha aadanaha u baahan yahay oo waajib ah in aan lagu xadgudbin xaquuqdooda sida dadka la soo xiray iyo arrimaha gaarka oo ay la kulmaan booliska sida dadka nugul aan awoodin inay dhacsadaan xaqooda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here