Tababar ku saabsan Xalinta khilaafaadka dhulalka Oo ka furmey Muqdisho.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan sare loogu qaadayo Awooda Maamul iyo tan farsamo ee Guddiga Xalinta Khilaafaadka dhulalka iyo Waaxyaha kale ee xariirka la leh arrimaha dhulka, kaasi oo socon doonna muddo 5 maalin ah.

Ujeedada tababarkaan ayaa ah xal u helida Khilaafaadka iyo isheysadka ka dhasha dhulalka, Munaasabadda furitaanka tababarkaan waxaa goobjoog ka ahaa isku-dubaha Xafiiska Xalinta iyo Dib-u-heshiisiinta Maamulka Gobolka Banaadir, La-taliyeyaal sare, Maareeyaha Machadka Tababarada, Guddoomiyaha Guddiga Khilaafaadka dhulalka iyo Aqoonyahano ku taqasusay Shuruucda iyo Xalinta Khilaafaadka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here