Tababar ku saabsan xal u helida dhibaatooyinka dadka baahiyaha gaarka qaba Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarka oo laga qeyb galiyay Ururada Bulshada Ra’idka Magaalada Baydhabo,Wariyaasha iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa waxaa lagu soo Bandhigay doodo ku saabsanaa Arimaha Eexda iyo dhibaatooyinka kala duwan ee ay la kulmaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Qaar kamid ah dhalinyaradii laga qeyb galiyey ee qabay baahiyaha gaarka ah ayaa tilmaamay marka ugu horeysa faquuq koow ka yahay Arimaha guurka iyo in Eexda la kulmaan waqtiyada raadsanayaan shaqooyinka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here