Tababar ku saabsan Xakamaynta Cudurka HIV-AIDSka Oo Lagu qabtey Magaalada Boorama.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha xakameynta HIV-AIDS ayaa magaalada Boorama waxaa uu ku qabtay tababar ku saabsanaa deg dejinta qorshiyaasha xakameynta Cudurkaani.

Tababarka ayaa waxaa uu socon doonaa mudo sedax maalin ah, waxaana furitaanka tababarka ka hadlay gudoomiyaha xakameynta HIV-AIDS ee soomaaliland Dhaqtar Ismaaciil Maxamed.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here