Tababar ku saabsan Wax soo saarka Caanaha Oo Muqdisho lagu gaba gabeeyay.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay tababar ku saabsan kor u qaadida hal-abuurka Wax soo saarka Caanaha, kaas oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Soomaaliya.

Waxaa Sidookale ay Wasaaradu kaashaneysay Ururka Horumarinta Beeraha ee Jamaacadda Carabta, waxaana Tababarka Casharo ka bixinaayey khabiir u dhashay Dalka Suudaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here