Tababar ku Saabsan Wax Soo Saarka Beeraha oo Muqdisho lagu Qabtay.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee Wasaaradda beeraha XFS ayaa tababar ugu daah furay magaalada muqdisho qaar kamid ah howl-wadeenada wasaaradda beeraha iyo ardayda barata cilmiga beeraha.

Tababarkaan oo socon doona todobaad ayaa lagu baranaya wax soo saarka Dalaqa iyo sida loo beero.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here