Tababar ku saabsan Wax soo saarka Beeraha Oo Loo Furay Beeraleyda Gobolka Shabellaha Dhexe.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle ayaa Tababar u qabatay Qaar ka mid ah Beeraleeyda Gobolka Shabeellaha Dhexe si loo hormariyo wax soo saarka Beeraleeyda Gobolka.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa sheegay in Tababarkaan uu Beeraleeyda Muhiim yahay si loo hormariyo Wax soo saarka Beeraha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here