Tababar ku saabsan Wax ka qabashada Arimaha Isbedelka Cimilada Oo Baydhabo Ka Furmey

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ay Magaalada Baydhabo ku qabatey wasaarada deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Dowlada KGS waxaa uu ku saabsanaa doorka Dowlada iyo qeybaha kala duwan Bulshada ay ka qaadan karaan wax ka qabashada isbedelka Cimiladu dalka

Waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha Dowlada KGS ee la shaqeeya Wasaarada, xubno ka socdey waaxda Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo iyo kuwo ka socdey Ururada Bulshada Rayidka

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here