Tababar ku saabsan Warbaahinta iyo fagaaro ka hadalka ee Dumarka oo Xudur lagu qabtay.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan loo qabtay qaar ka mid ah gabdhaha ku nool magaalada Xudur ayaa wuxuu ku saabsanaa fagaaro ka hadalka, taasi oo fursad u heli doonaan in ay kahadlaan goobaha bulshada ay iskugu imadaan.

Furitaanka tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Xudur, isku duwaha haweenka, gudoomiyaha haweenka degmada iyo masuuliyiin ka socotay ururka haweenka suxufiinta soomaaliyeed ee Somwa oo tababarka ka fulisay degmada Xudur.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here