Tababar ku saabsan Wadahadalada u dhaxeeya Ururada Bulshada Rayidka Oo Baydhabo Laga Dah-Furey

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababrka ayaa waxaa lagu baranayay inta uu socoday wadahadalada u dhaxeeya ururada bulshada rayidka ah ee ku saabsan hirgalinta iyo dabagalka hababka lagu sameeyo qorsha hawleedka qaran si loo hawlagliyo isku-dubridka barashada iyo warbixinta si loo hubiyoi ka qeybqadashada ururada bulshada

Tababarkaan ayaa waxaa soo qabqabisay Hay’ada Somali Women Leadership ayaa waxaa soo qeybgalay Wasiirka Haweenka Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah ururada haweenka Koonfurgalbeed.

Workung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here