Tababar ku Saabsan wada shaqeynta Laamaha Amniga, Cadaaladda iyo Ururada bulshada Rayidka KG oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
215

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababar ku Saabsan wada shaqeynta Xiriirka Laamaha Amniga, Cadaaladda iyo Ururada bulshada kgs ayaa Baydhabo Loogu Daahfuray.

Ujeedka tababarkan ayaa ahayd inay wada shaqeeyaan dhinacyada amniga, cadaaladda iyo Ururada Bulshada Rayidka, wuxu socon doono muddo saddex maalmood ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here