Tababar ku saabsan wada shaqeynta Bulshada iyo Booliska Oo lagu soo gabagabeeyay Xudur.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasarada amniga dowlada gobolleedka konfur galbed soomaliya ayaa tababar uu socodey mudo maalima ah ka socodey magalada xudur kaasi oo kor looga qaadaayey xirfadooyinka bulshada iyo booliiska.

Wasarada ayaa waxey si aad ah uga howlantahay dar dargelinta amniga ayidoona midaas uga tela gashey in ay ku xoojiso isbedlka bulshada iyo wada shaqeynta booliska koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here