Tababar Ku Saabsan Wada-hadalka Helida Caddaalada Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Furitaanka Tababarkan lagu Baranayey Cadaaladda oo loo qabtay Qeybaha kala Duwan Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada KG Oo ugu horeeyo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka KG iyo Maamulka Degmada Baydhabo

Tababarka ayaa inta uu socdo Bulshada ka qeyb galeysa waxay ka faa’ideysan doonaan helida Cadaalad Buuxda Qaabkii loogu shaqeyn lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here