Tababar ku saabsan Wacyigelinta Fayruska Karoona Oo La siiyay qaar ka mid Shaqaalaha Wasaarada Caafimaadka KG ee Degmada xudur.

0
277

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan ayaa waxaa la siiyay qaar kamid ah howlwadeenada Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku sugan Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, qaabka loo diyaarinaayo ka jawaab celinta kiisaska Feyruska ee ka soo ifbaxay deegaanada maamulka, sida kiiska marka qof uu ku dhaco cudurka iyo sida ugu haboon ee loo hirgalin karo talaabooyinka lagu hubinaayo inaanu faafin cudurka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here