Tababar ku saabsan Uruurinta Xogta Guud Khilaafaadka ka dhaca KG Oo Baydhabo ka Furmey.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatey Tababar kusaabsan Uruurinta Xogta Guud ee Khilaafaadka ugu badan ee ka dhaca Deegaanaada Koonfur Galbeed .

Tababarka waxaa loo qabtey Qaar ka Mid ah Howlwadeenada Wasaaradaha Koonfur Galbeed, Mas’uuliyiin ka socota Degmooyinka Koonfur Galbeed, Ururada Bulshada, Haweenka iyo Mas’uuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here