Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS ayaa qabatay Tababar socon doona muddo Saddex Maalmood ah oo lagu baranaayo Qorshaynta u diyaar garowga yareynta Khataraha ee Bulshada u nugul Masiibooyinka oo ay ka soo qeyb galeen ururka Haweenka Degmada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady