Tababar Ku Saabsan Tubta dhaqan galinta Sharciga dhulka KG Oo Baydhabo ka dhacay.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Howlaha guud iyo Guriyeynta KG Dahir Abdullahi Abdi ayaa magaalada baydhabo ka daahfuray tababar ku saabsan tubta dhaqan galinta sharciga dhulka dowlada KGS.

Tababarkan intuu socdo ka soo qayb galayaasha lagu bari doonaa qodobada sharciga dhulka uu ka kooban yahay iyo sida ay tahay in loo fuliyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here