Tababar Ku Saabsan Tiiranyo bixinta Oo Baydhabo Loogu soo Gabagabeeyey Booliska KG.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan Socdey Mudo Shan Maalin ah ayaa Ciidanka Booliska KG lagu barayay Sida ay uga bixi karaan Marka ay qabsato Xaalad Tiiranyo leh maadama Boolisku u shaqeeyo Bulshada islamarkaana ay la kulmaan Xaalado Tiiranyo leh, tababarka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xubno ka socdey Maxkamadaha,waxaana soo qaban qaabisey Hey’adda Isku Xirka Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Soyden Gebegebadiisa ayaa waxaa ka qeyb galeen Madax ka tirsan Booliska iyo Wasaarada Amniga KG.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here