Tababar ku Saabsan Tayeynta Waxbarshada Oo Loo qabtay Gudoomiyaasha Waxbarshada Degmooyin Ka tirsan KG

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababrkan oo ku saabsan Tayeeynta, kormeerka iyo dhisida Tayada Waxbarshada Carruurta ayuu ahaa mid ku saabsanaa,Tababarkaan waxaa la siiyay Gudoomiyaasha Waxaabarshada Degmooyinka Baydhabo,Xudur,Ceelbarde iyo Wanlaweyn taasi oo Hay’adda FCA ka Caawiso Bahda Waxbarshada Degmooyinkaasi Adeegyada Waxbarshada iyo Tayadooda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here