Tababar Ku Saabsan Tayeynta Caddaalada Oo Ka Furmey Magaalada Boosaaso

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ay dahfurtay Wasarada Cadaallada,Dastuurka iyo arimaha Diinta Dowlad Goboleedka PuntLand ayaa socon doono 3 malmood waxana la siin doona Garsoorayaasha, xeer-ilaaliyayaasha, Laamaha Dembi baarista iyo Qareenada Gobolka Bari, mudada uu socodo Tababrkaan ayaa lagu Baran doonaa tayaynta cadaaladda iyo kor u qadiista Cadaalada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here