Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkan oo soconayey laba maalmood ayaa waxaa ka faa’ideysanaayay 30 wariye oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howl-gasha Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar