Tababar ku saabsan tabinta Wararka doorashooyinka Golayaasha deegaanka Oo Galkacyo ka furmay

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Warbaahinta Puntland ee (MAP) ayaa 25 wariye oo ka hawgala Magaalada Galkacyo ugu qabtay Tababar ku saabsan badqabka iyo tebinta doorashooyinka Golayaasha deegaanka ee Puntland,Tababarkan oo soco doona mudo shan maalin ah ayaa wariyaasha waxa laku bari doona sidii aay utabin lahaayeen doorashooyinka golayaasha deegaanka ee Puntland.

Warkung Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here