Tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka oo lagu soo gabagabeeyay Boosaaso.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa magaalada Bossaso tababar ugu soo xiray 25 Suxufi oo lagu taba-baray badqabka iyo tebinta doorashooyinka golayaasha deegaanka.

Tababarkan oo socday mudo shan maalin ah ayaa waxa ka qeyb galay wariyaal kagala socday goboalada Bari, Sanaag, iyo Heylaan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here