Tababar ku saabsan Sharciga Dhulka Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si Bulshada Loo baro muhiimada Sharciga Dhulka ayay Wasaarada Howlaha Guud, dib u dhiska iyo guryaynta Dowlada KGS oo Baydhabo Ku soo gabagabeeyey tababar ku saabsan sharciga dhulka.

Tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xubno ka socdey Wasaarada Cadaalada qaar kamid ah Nootaayooyinka Baydhabo ka shaqeeya daladaha dhulalka kala iibiyo iyo Dowlada Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here