Tababar Ku Saabsan Qiimaynta Isbadalka u nuglaashaha Cimilada Oo Laga Dah-furey Baydhabo

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa lagu baranaayey qiimeynta u nuglaanshaha Isbedelka Cimilada waxaana loo qabtey qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradaha Dowlad Goboleedka KG ayna soo qaban qaabisey Wasaarada Deegaanka iyo Isbedel Cimilada, waxaana goob jog ka ahaa tababarka masuliyiinta Wasaradaha kala ah Caafimaadka, Beeraha ,Biyaha, Xanaanada Xoolaha KGS iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here