Tababar ku Saabsan Nabad ku wada Noolaanshaha Bulshada Hirshabelle Oo Jowhar ka Furmey

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanada Hirshabeelle ayaa ka mid ah Deegaanada ugu badan ay ka dhacaan dagaalo beeledyo dhaxmara Bulshada halkaasi ku nool kuwaasi inta badan isku dagaala Arimaha Kheyraadka dalka Allah ku maneestey.

Si Shacabka Loo baro Muhiimada Nabadda ayaa Wasaaradda dib u heshiisiinta iyo nabadeynta Hirshabelle Jowhar ka furtay tababar ku saabsan Nabad ku wada noolaanshaha bulshada ku nool deegaanada Maamulka Hirshabelle.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here