Tababar ku saabsan mashruuca Sagal oo laga daahfuray Kismaayo

0
180

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa tababar ku saabsan mashruuca Sagal u furay howlwadeenada Wasaaradda iyo qaar ka mid ah dadkii ka faa’ideystay mashruucan.

Tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda ugu sareyso wasaradda shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland waxaana ka faaideystay holwadenada iyo qaar ka mid ah bulshada reer Jubbaland

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here