Tababar ku saabsan mashruuca adkeysiga Cuntada iyo Nafaqada Soomaaliya Oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho waxa uu ku soo xiray Tababarkan Farsamo oo socday mudo isbuuca ah oo ku saabsanaa in la isla fahmo ujeedada Mashruuca adkeysiga Cuntada iyo Nafaqda Soomaaliya, waxaana ka Faa,iideystay shaqaalaha Farsamo ee fulinaya Mashruuca oo ka kala socday Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Gobaleedyada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here