Tababar ku saabsan Maareynta Waqtiga Oo Loo Qabtay Ardeyda Iskuulka Ibadu-rahmaan.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan Ayaa ahaa mid loo qabtey qeybaha kala duwan ee Ardeyda Wax Ka Barata Iskulaadaka Magalada Baydhabo wuxuuna ujeedkiisu ahaa Sidii ay Ardeyda Uga Faaideysan Lahayeen Maareynta Waqtiga.

Waxaana Tababarka Soo Qaban Qaabiyey Maamulka Iskuulka Ibadu-Rahman Primary And Secondary School ee Magalada Baydhabo Ayidoona Goob joog ka ahayeen Qaar ka mid ah Macalaaminta Iyo Ardeyda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here