Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Biyaha iyo Tamarta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ahaa Maareynta Biyaha kaasi oo loo qabtey qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradaha KG, Degmada Baydhabo iyo Gobolka iyo Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady